U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hungow

Fal Magu (1)
Naxwe-oobay, -owday; -oobi
Xaraf HSubg HU6 xar
1

Cid wax seegid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dawladda Kenya ayaa u muuqata mid ay isugu darsameen laba qodob oo kala ah Hungow ay kala kulantay Fadhigii Golaha Ammaanka ee qaramada Midoobay iyo Warbaahinta Caalamka ugu waaweyn oo ku tilmaantay dawladda Cabdillaahi Yuusuf mid dibad joog ah.

”
“

Markay barar fuuqsadaan sidii dibi bey madow hadday u banaaxiyaan badhyaa cune jeer hungow xaqiiqada boodh ku laac.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-oobay, -owday; -oobi

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hungow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan