U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boodh

Magac Lab
Naxwe-dho, m.dhBaayoloji
Xaraf BSubg BO5 xar
1

Unug taran oo keligii kobci kara iyada oo aanu la kulmin unug kale oo taran b.ka waxa soo saara dhirta, fangiga, bakteeriyada iyo qaar ka mid ah borotosoowaha. B.ku wuxuu noqon karaa noole u eg waalidkii ama wuxuu mari karaa heer kale oo meerta nololeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintani waxay keentaa in carradu xilli bixiso doog, xillina ay ka kacdo bus iyo boodh sida degaanka Somaliland oo kale.

”
“

Saxmad baad dareemaysaa, siigo xagaa boodh cawlan kicinaysaana waa tii ku dhabannaanisa.

”
“

Halka laga galo xarunta xisbiga Jamhuuriga waxaa ku qornaa magaca xisbiga, waxaana ku ag-dhegsanaa boodh ay ku qornayd 'Siyaasadda Waa Horumarka Nolosha' iyo qoriga dhig nabadda iyo qalinka qaad iyo kuwo kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dho, m.dh

Cilmiga

Baayoloji (baay.)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boodh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan