U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hurre

Magac Lab
Xaraf HSubg HU5 xar
1

Midab madow-dhalaal ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si kastaba ha ahaatee, Badhasaabka Gobolka Togdheer Cali Cabdi Hurre, ayaa geba-gebadii shirka sheegay in hawshaa uu cid u xilsaari doono, hadday dhinaca Garsoorka noqoto, baanu wax uga qaban doonnaa,” ayuu ku ballanqaaday Guddoomiyuhu.

”
“

Nimco Aadan Hurre (Nimco-Gabaydo) Dahir Riyaale oo aynu wada ognahay sida uu xukunka ku yimid, waxaa laga filayay sidii uu umada ugu balan qaday inuu keeno DAWLAD Tayo leh.

”
“

Wasiirka Difaaca dalka Jabuuti Hurre Kifle Ax'ed oo isaguna ka hadlay furintaankii carbiskan ayaa sheegay in dalkiisu uu ku daray ciidamadiisa khatarta ah ee Raaf, taasoo cadeyn u ah buu yiri sida Jabuuti ay uga go'an tahay xaslinta Gobolka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hurre - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan