U gudub nuxurka bogga
SABAAD

idan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf ISubg ID4 xar
1

Oggolaansho, rukhso.

2

Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Idan qaato madaxweynaha waxa uu saxeexayaa Diwaanka Martida Madaxtooyada.

”
“

Danjiruhu marka uu ka soo Idan qaato madaxweynaha waxa uu saxeexayaa Diwaanka Martida Madaxtooyada. mar kale ayuu salaan Sharaf qaadanayaa Danjiruhu xafladii Dhiibida aqoonsiga waraaquhu halkaas ayey ku Dhamaatay.

”
“

Kuwaas oo iyaga oo aan waalidkood laga idan qaadan ay ku halaagaan dagaalada maanta lagu sii hurinayo colaada aan dhammaadka lahayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

I · ID

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
idan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan