U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ifafaale

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf ISubg IF8 xar
1

Dhacdooyin iyo tilmaamo muuqda oo tusaale u ah wax soo socda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Xilligan siyaasadda Somalia waxay maraysaa meshii ugu khatarta badnayd ee Taariikh ahaan ay tagto, waayo meel walba waa laga ogaaday khilaafka mana jiro ifafaale muujinaya in dhaqso lagu dhameyn karo” ayuu yiri Caddow.

”
“

Inkastoo ay dhici karto in ay waxyaabo badani is bedelaan hadana ilaa hadda ma muuqdo ifafaale fiican oo aan ka arki karno in dawladda uu hagaanka u hayo Madxweyne C/ laahi yuusuf noqoto mid hawsha iyo waajibaadka laga sugayo gudata.

”
“

Nuur Cadde ayaa wuxuu sheegay in barnaamijka dib u heshiisiineed ee ay wadaan uu muhiimad gaar ah u leeyahay Somalia, isagoo muujiyay ifafaale nabadeed, wuxuuna ka codsaday mudanayaasha Baarlamanka in dib u heshiisiinta ay la qaataan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

I · IF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ifafaale - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan