U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iftiimi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf ISubg IF7 xar
La Mid AhifiFal Gudbe (2)
1

Wax iftiin ku qabasho.

2

Raadraac yar arrin iwm ka bixin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nasiib daro bohoshaasi ma soo wada iftiimi doonto in muda ah, dad badana waxay ku qaadan doontaa in ay ku fahmaan wakhti ama mudo aad u dheer.

”
“

Kalmado aan qaban kari waynay ayaa jira - qofkii garanaya fadlan kuwaana noo iftiimi.

”
“

Siciid Jaamaca Xuseen: Bal iyana wax yar nooga iftiimi Oday Cismaan, Shakhsiyaddiisii, shakhsiyaadkii iyo dhacdooyinkii saamaynta ku lahaa noloshiisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

I · IF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iftiimi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan