U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raadraac1

Magac Lab
Xaraf RSubg RA8 xar
1

Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa uu maqaalka ku soo bandhigayaa arrimo ay ka mid yihiin: Asal ahaan halka Soomaalidu ka soo jeeddo iyo odayga (Samaale iwm) ee ay wada sheeganayaan in aan raadraac taariikheed oo run ah loo haynin.

”
“

Raadiyo Wardheer: Barnaamijka Raadraac Waar barnaamij cusub oo ka mid ah barnaamijyada ka baxi doona mustaqbalka Raadiyo Wardheer.

”
“

Qoraalo kale oo waxaa jira raadraac ku samaynayo sida Soomaalida ay ugu xisaabtanto aqoonta aasaasiga ee cilmi fallaga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raadraac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan