U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iskudhufasho

Magac Dheddig
Naxwexis.Xisaab
Xaraf ISubg IS12 xar
12

iskudhufasho-foolwaa m.dh Iskudhufashada leeb iyo xaddi foolwaa ah, taas oo yaraysa ama fidisa dhererka leeb. iskudhufasho-leeb m.dh (xis.) Iskudhufashada laba ama dhowr leeb. Taas oo loo qeexi karo laba siyaabood iyada oo loo eegayo in jawaabtu tahay leeb ama foolwaa midkood. isku-dubbarid1 m.l Agaasimidda si wanaag-san loo agaasimo hawl. isku-dubbarid2 f.g1 (-day, -dday) Cid hawl si wanaagsan u agaasimid. isku-dubbaridid m.f.dh

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

xis.

Cilmiga

Xisaab (xis.)

Xarafka

I Β· IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iskudhufasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag