U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jeegaan1

Magac Dheddig
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf JSubg JE7 xar
1

Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintu sida ay doonto ha u dhacdee hindisaha Axmed Siilaanyo, wuxuu isna noqday Jeegaan ka dhex muuqatay gibilka Siyaasadda Somaliland.

”
“

Cabaar markii aan fadhiyey ayey indhahaygu qabteen jeegaan midabadeedii u dhan yihiin oo sida dhigta cirka ugu sawirantay.

”
“

Jeegaan ayaa waxa ku qoraa lacag lagu qiyaasey 250,000.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jeegaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan