1
Geed shiinaha koonfureed ka baxa oo caleemihiisu weligood cagaaranyihiin, lehna ubax midab cad oo udgoon.
2
Dheecaan geedka kaafuurka laga soo saaro. Kaaga1 mu.lh.l Magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. . kaalsiyam kaaga2 (-kaaga) dk.lh.l Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. .
Tusaalooyin
β
kaaga ayaa ka fiican
ββ
Qalinkaaga baa cusub
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
kuwaaga, w
Xarafka
K Β· KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
