Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Awood maskaxeedka wax lagu kala garto.
Ulakac; bareer.
Madaxii golaha shuurada Maxkamadaha Islaamiga Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa markii ugu horeysay jawaab ka bixiyay hadaladii maalmihii ugu dambeyay kas oo yeeray xukuumada Washington ee ku aadanaa inuu yahay Argagaxiso.
Iyagu na waa in ay ilko waaweyn u yeeshaan burburtinta cidda kas uga boodda dhaqankan.
Luul oo aad moodo in qalbigeedu uu ku maqan yahay eegmo aan u-kas ahayn oo dhinaca Najiib ah, ayaa ku soo gebogebaysay jawaabaheeda qalbiyo is raba mataanayntood taas adigaa iga caawin doona jawaabteeda.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
K · KA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag