1
.u Dad noloshoodu ku xiran tahay kalluumeysiga; kalluunsato.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Burburkii ka hor waxa wax-soo-saarka badda ku hawlanaa kalluumaysato kor u dhaafeeysa ilaa 30.000, waxa kale oo ka ganacsan jirey ama si dadban noloshoodu ugu tiirsanay dad ka badan ilaa 60.000 oo qof (warbixintii kalluumaysiga Somalia FAO ee 1990kii).
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
K Β· KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
