U gudub nuxurka bogga
SABAAD

katiifad

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KA8 xar
La Mid AhkaddiifadMagac Dheddig
1

Gogol dun adag, cudbi iwm ka samaysan, qurux leh oo lagu goglado guryaha gudahooda.

Tusaale Dheeraad ah1

“

- Waana loo oggol yahay inuu ku sujuudo dhulka, ama uu dul saaran yahay dhar, katiifad, derin ama wax la mid ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
katiifad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD