U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khajilaad

Magac Dheddig
Xaraf KHSubg KHA9 xar
1

Dareen naxdin iyo xishood badan leh cid fagaara joogto ay muujiso.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Biixi taasi waxay ku noqotay dhir-baaxo culus, waxaana kor iyo kalba qooyey dhidid, buur-buuran, khajilaad darteed ayuu manja suux noqday, iyo muraaradilaac ayaa halleelay.

”
β€œ

Calool-buur u taliya Yuhuudda oo la yidhaahdo Aariyal shardoon ayaa maalinkan maanta ah jacaylka loo hayo loo cabiri doonaa, ka dib markii ay qayb dawladiisa ka mid ahi khajilaad uga baxday.

”
β€œ

Maalintaas sidii hore u dhici jirtay Luul may iman guriga habaryarteed Siraad ee reer Mooge Asraar, sababtuna waxay ahayd Luul oo ay ku soo korodhay il-nuglaan iyo khajilaad arrinta rabitaanka uu Najiib Mooge doonayo inuu ku guursado awgeed.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

KH Β· KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khajilaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan