U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cayaari1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA7 xar
1

.u Garangar yar oo inta xarig laga dhexdudisiyo, waxyaalaha culus lagu shubashubeeyo; khafyad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nugaal & Banaadir waxay laba isla toddobaadkan la cayaari doonaan labada Gobol ee ka soo baxa cayaaraha berito dhacay oo ay wada cayaarayaan Jubada Hoose vs Sh/shexe & Bari Vs Baay.

”
“

Maxamed Cabdi Yuusuf oo wadahadlaya Xildhibaanada DFKMG ah ayaa kala hadlay madaxda Puntland doorka ugu macquulsan oo ay ka cayaari karaan wada hadalka socda oo ahmiyadiisu tahay in la go’doomiyo argagaxisada si looga dhexsaaro bulshada.

”
“

Madaxa Ururka Dhaqalaaha Adduunka ee WEF, Klaus Schwab ayaa sheegey in ganacsigu uu door weyn ka cayaari karo soo celinta xasiloonida gobolka,isagoo kobcinaya dhaqaalaha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cayaari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan