U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taag1

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA4 xar
1

Xoog; itaal.

2

Karti; maaro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Irrida markii uu ka galayba waxa kaaf iyo kala dheeri noqotay aragtida ay ishiisu qabatay iyo arrintani uu Bilis la taag daran yahay.

”
“

Inkasta ooy jiraan xanuuno yar-yar oo bariisku ku keeno noolaha, sida calool-taag, waxa daraasad 2008dii soo baxdey sheegtay in cunitaanka bariiska waqti aad u dheer keento kansarka caloosha (fiiri Caafimaadka iyo Nafaqada Bariiska).

”
“

"Cid diiddi karta in kalsoonida la siiyo Ra'iisul wasaaraha ma jirto, waxaana qabaa in haddii la fariisto uu heli karo xildhibaanno ku filan si uu codka kalsoonida helo, iyadoo aan la fiirinayn qarsoodi iyo gacan-taag" ayuu yiri Xil.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan