U gudub nuxurka bogga
SABAAD

islaweyni

Magac Dheddig
Xaraf ISubg IS9 xar
1

Qab weyni laysu qabo.

2

Marka la amminsanyahay in dalka ama qolada laga tirsanyahay ay ka wanaagsanyihiin, muhimmadna ka leeyihiin waxa kale oo dhan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dulucda maahmaahdu waxay tilmaamaysaa in haddii aad dhayalsato cududda nacabkaaga oo aad islaweyni darteed is moodsiiso inuu nacabkaagu liito, waxa hubaal ah inay ku geyseysiin karto jab aanad ka soo waaqsan.

”
“

Nassib darrose, xukuumaddu waxay ka sii qaadday madax adeyg iyo islaweyni.

”
“

Eebbana wuxuu ku yiri Sheydaankii maxaadan u sameyn waxaan ku faray, Sheydaankii oo islaweyni iyo xasad ka buuxo ayaa ku jawaabey: Aniga ayaa ka wanaagsan nebi Aadan, oo waxaad iga abuurtey dab, isagana waxaad ka abuurtey dhoobo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
islaweyni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan