U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koodh

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf KSubg KO5 xar
La Mid Ahkoor1Magac Lab
1

Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaa waxa u dheer, koodh aan laga garan daba-galiska oo uu ku dahaadhay shaadhkii caddaa.

”
“

Waxa kale oo lay keenay dhar aanan weligay arag oo xariir ah oo ay ka mid yihiin Go’ shaal ah, macawis abusarando ah, koodh iyo cimaamad.

”
“

Waxa uu caado u lahaa inuu qaato macawis iyo shaadh, inta badan koodh u dheeraa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koodh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD