U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kombiyuutar

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf KSubg KO11 xar
1

(tegno.) Aalad ku shaqeysa elektroonik si gaar ahna u qabata xogta lagu kaydiyo, marka loo baahdana si qeexan uga jawaabta.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxaa jira fursado waaweyn oo lagu xisaabin karo, laguna kala saari karo xog iyo akhbaaro aad u fara badan isla markaana si fudud loogu soo bandhigi karo iyadoo la adeegsanayo kombiyuutar.

”
β€œ

Erayga xog (data), wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa Laatiin wuxuuna xiriir la leeyahay erayga kombiyuutar (dator), macnihiisuna waxaa weeye xogwaran.

”
β€œ

Maxamed Siciid Ducaale oo gashanaa kabo sandhal ah, mucawis midabyo leh oo bakoorad sitay, wuxuu tegey xafiis yar oo uu dusha sare ee dhismaha ku leeyahay, halkaasoo uu dhulka fadhiyey iyada oo kombiyuutar horyaallo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

K Β· KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kombiyuutar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan