U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lammaan1

Magac Lab
Xaraf LSubg LA7 xar
1

Nafley laba isdhashay ah oo meel ku wada sugan.

2

Labo weligood wada socda. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“ Oo miyaanad ogayn, saw gacan yaraha Waasuge ma aha ee xilli walba ku lammaan ee wax u qorqora.

”
“

Haa, waase laba shay oo isku sidkan, isku lammaan, isku qurxoon, isku habboon.

”
“

Halkaas waxaa ka fiday oo noqotay mid ku lammaan xoolo dhaqashada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lammaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD