U gudub nuxurka bogga
SABAAD

seef

Magac Dheddig
Naxwe-fo, m.lJooloji
Xaraf SSubg SE4 xar
1

Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya. seef-bacaad m.l Nooc ka mid ah bataax bacaad, oo badanaa laga helo saxaaraha, taasoo ka kooban lafo dhaa-dheer oo af leh oo barbarro la ah dhinaca dabayshu ka soo dhacayso. Dhammaad-kana waxa kordha dhererka bacaadka, markaasoo dabaylaha gudbani ay kordhi-yaan dhererkeeda iyo ballaadhkeeda. seef-cireed m.l Walxo ku wareega qorraxda, raacana meeris qaabkiisu yahay qabaal. Seefcireedyada, badankoodu, waxa ay leeyihiin sees1 daba dheer oo aad noogu muuqa-ta marka uu qorraxda u soo dhawaado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Xisbigu wuxuu ka shaqeynayaa ciribtirka seef la-boodnimo kasta, xoog-adeegsiga iyo masuqmaasuqa loo isticmaalo in lagu gaaro ujeedooyin siyaasadeed.

”
“

. Dowlad la dirireysa nooc kasta oo seef la boodnimo ah. 8. Dowlad hurumarisa dhaqaale; isku-filnaashana horseedeysa. 9. Dowlad xanaanenaysa inta laga xoog badan yahay.

”
“

Hana ka dheeradaan hadalada seef la boodnimda iyo salfudaydka loo yidhaahdo sida “waxaanu qabsanaynaa Itoobiya iyo Kiiniya” Waayo?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-fo, m.l

Cilmiga

Jooloji (jool.)

Xarafka

S · SE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
seef - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan