U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabiili

Magac Lab
Naxwe-iyo/-iyiin, m.dh
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Qof qabyaaladda aad u daneeya oo ku dhaqma.

2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii ay sidaas tahay, oo ay qabyaaladdu si buuxda dawladnimada liddi ugu tahay soomaaliguna qabiili yahay, xaalku ma quus baa?

”
“

Laakiin iyadoo ay sidaasi tahay haddana waxaa jirta oraah Soomaaliyeed oo sheegeysa in Digaagu qurunka wada cuno balse af tirtirashadu is dheer yihiin (in kastoo ay qabiili yihiin wey kala daran yihiin).

”
“

Sidaas darteed, marka laga hadlayo hannaanka hoggamineed ee siyaasada Saleebaan, dadka qaar waxay ku tilmaamaan inuu Yahay nin qabiili ah, oo sunnaha siyaasaddiisa ay taasi waax ku leedahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo/-iyiin, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabiili - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan