U gudub nuxurka bogga
SABAAD

litir

Magac Lab
Xaraf LSubg LI5 xar
La Mid AhliitirMagac Lab
1

Halbeeg lagu cabbiro hooraha una dhigma 1000 senti mitir oo saddex jibbaaran.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu intaa raaciyay in ay ganacsatada caano-diiqda ah ay ka qaadayaan lacag dhan halkii jerikaan ee 20-ka litir ee caanaha ahba 800 Sh.

”
“

Habeenkii waxaad ku arkaysaa jidadka magaalada hooyooyin xambaarsan shirkaan soddon litir qaada oo biyo ku sida, iyadoo ay jirto dhaxan aad u daran.

”
“

Hal litir waxay la mid tahay 1 desimitir sadex-laaban (cubic decimetre), ama 1,000 sentimitir sadex-laaban (cubic centimeter), ama 1/1,000 mitir sadex-laaban (cubic meter).

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
litir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan