1
Sanad qorraxeedka bishiisa toddobaad; juulaay. luuman m.l (fiis.) Summad: Lm. Halbeegga caalamiga ee burqad iftiimeedka, loona qeexo burqadka iftiinka ee ka soo kaaha bar iftiin oo itaalkeedu yahay hal kandeela (cd), una baahaya hab toobineed leh xagal adke oo ah hal istaraadiyan. Sidaas awgeed, 1 lm = (1/4Ò)cd.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Anna Rita Del Piano, ku dhashay Anna Rita Viapiano (Cassano delle Murgia, 26 Luuliyo 1966) waa Talyaani jilaa iyo agaasimaha tiyaatarka ah.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
halbeeg
Cilmiga
Fiisigis (fiis.)
Xarafka
L · LU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
