Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Midab dadka u gaar ah oo u dhexeeya casaan iyo madowga.
Habar maarriin ah oo iyadu dirqi ku soo baxsatay ayaa raadiyowga u sheegtay Maxkamadda Simbaabwi shalay xukuntay Lix caddaan ah oo iyagu Daamur iyo dhuxul isku madoobeeyey si ay dadka ugu dhex-dhuuntaan.
Laakiin siyaalo kala duwan ayey suugaanyahanadu u sifeeyeen quruxda, gaar ahaan dhinaca midabka, masalan nin suugaanyahan ah ayaa yidhi “Nimanyahow inan mandarad joogtay oo mar iga soo eegtay, maarriin dhalaal bay ahayd midabku waa dhawra’e”.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
M · MA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag