U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mucaawino

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MU9 xar
La Mid AhmacaawinoMagac Dheddig
1

Kaalmo; taageero.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hoobiyeyaashaan ayaa waxay sababeen dhimashada ruux, dhaawaca laba qof iyo gubashada gaari ay ku rarnayd mucaawino ay bixisay hay'adda WFP oo loogu talogalay in lagu quudiyo dadkii ka barokacay Muqdisho.

”
“

Mid ka mid ah gaadiid mucaawino u waday deegaanada ay u barokaceen dadkii uga cararay dagaalada Muqdisho ayay ciidamo Booliis ah dhac ugu geysteen meel ku dhow saldhigyada ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin Isgoyska KM4.

”
“

Mwangura ayaa sidoo kale sheegay in maalinimadii Axada ee la soo dhaafay ay kooxo burcad badeed Soomaaliyeed ah si dirqi ah ugu badbaaday markab u rarnaa Hey’adda WFP kaasoo siday raashin mucaawino ah oo ku socday gobolka Sh/Hoose.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mucaawino - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan