U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madoobaad

Magac Lab
Xaraf MSubg MA9 xar
1

Midab madow oo shay ama wax yeeshaan. magac2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dayax madoobaad waa marki dhulka dhex galo Qoraxda iyo dayaxa dhaxdooda.

”
“

Markii muda'lajoogaba waxa dhacda in dhulka oo sidii caadada u ahayd ku jira wareegiisii inuu soo dhexgalo dayax iyo qoraxda. markaa waxaa dhaca waxa loo yaqaan dayax madoobaad.

”
“

Qorax madoobaad Qorax madoobaad ka wuxuu dhacaa markii dayaxa uu soo dhex galo dhulka iyo qoraxda dhex dooda oo wuxuu isku gudbaa iftiinkii ka imaan jiray qoraxda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madoobaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD