U gudub nuxurka bogga
SABAAD

makhsin

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
La Mid AhmaqsinMagac Lab
1

Baqaar.

2

Qol.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Maalintii oo dhan waxaan qayilayey, iyo gelinkii hore ee habeenkii, dabadeedna waxaan seexday wakhti dambe, waxaana makhsin ka hurday niman kale oo dhalinyaro ah oo guriga wada seexano.

”
“

Ninka u haysta kursiga Somaliland in carruur lagu korsado, waxaa ka wanaagsan in aad tidhaahdaan bacadlaha makhsin ka raadso oo shaqayso.”

”
“

Weriyayaal Haatuf ka tirsan oo shalay booqday ilmahaa yar oo ay gacanta ku hayaan hooyadii iyo aabihii waxay degen yihiin xaafadda Idaacadda ee magaalada Hargeysa, waana qoys sabool ah oo ku nool makhsin jiingad ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
makhsin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD