U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raadso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf RSubg RA6 xar
1

Wax maqan daydayasho (qof).

2

Wax meel lagu ogaa ka doonasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ka raadso caawinaad Deriska aad aaminsan tahay (kalsooni),saaxiibadaa ama dad ka mid ah qaraabadaada (ehelkaada).

”
“

Ninka u haysta kursiga Somaliland in carruur lagu korsado, waxaa ka wanaagsan in aad tidhaahdaan bacadlaha makhsin ka raadso oo shaqayso.”

”
“

Waxaa dhici karto inaysan Askarta si dhaqsi badan kuugu imaanin, sidaa daraadeed hadda raadso badbaado.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raadso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD