U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mas

Magac Lab
Naxwe-sas, ml.
Xaraf MSubg MA3 xar
1

Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh.

2

Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

. In heshiiska mas'uuliyadda shirkadda lagu xadido ama la xidho.

”
β€œ

Aaska Marxuumkaasi ayaa waxaa ka qeybgalay Qaar ka mid ah Mas'uuliyiinta Maamulka G/Banaadir iyo Dadweyne kale oo aad u farabadnaa.

”
β€œ

Afhayeenka Xisbul Islam wuxuu sidoo kale ku eedeeyay mas'uuliyiin Al-shabaab inay sii wadaan dagaalada ay kula jiraan ciidamadooda ku sugan Gobolka Jubada hoose, isagoo sheegay inay taasi qayb ka tahay inaysan ogoleyn heshiis dhaca.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, ml.

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan