U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masaar

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.l
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Mida kale Soomaalidu hore ayey ugu maahmaahday “Hashu maankay gadaye ma masaar bay laqday”, arrinta qosolka lihi waxay tahay barlamaanka Soomaalidu ma ka badnaan karaa midka Ummadda Shiinuhu leedahay oo dad ka badan 1.3 bilyan oo qof.

”
“

Qori dab ah, caws iyo masaar buu soo qaatay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan