U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bilyan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf BSubg BI6 xar
1

Tiro ka kooban kun meelood oo min milyan ah; kun milyan; "1.000.000.000".

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dawladda Shiinaha keliya ayaa haysata qiyaas $700 bilyan oo kayd doollar ah.

”
β€œ

Shirkadaha Dahabshiil Group, gaar ahaan Shirkadda Xawaaladda waxa la ogsoon yahay inay saamiga u badan ka xawisho xaddi lacageed oo lagu qiyaasay ilaa hal bilyan iyo shan boqol oo malyuun (US$1.5 billion) oo dibedaha looga soo diro Soomaalida.

”
β€œ

Q.M. oo Dalbatay 1.6 Bilyan oo Doollar oo Somalia lagu Gargaaro Qaramada Midoobay ayaa maanta codsatay in 1.6 bilyan oo dollar-ka Mareyka si wax looga qabto gargaarka Soomaaliya sanadkan 2018-ka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

B Β· BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bilyan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan