U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masalo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MA6 xar
1
2

Xisaab leh siin oo la raadinayo natiijadeedii iyadoo la adeegsanayo jidad iyo xeerar u gaar ah.

3

Su'aal cilmi kudhisan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Saddex masalo oo iftiiminaya guuldarada xukuumada Puntland ee ay garwadeenka ka yihiin M/weyne Cadde iyo ku xigeenkiisa Afqudhac ayaan qoraalka ku darsi doonaa.

”
“

Sheekha ama hoggaamiyuhuna xertiisa ama kooxdiisa ayuu u meerinayaa sheikh hebel ama koox hebla waxa dhexyaal iyo inta masalo ama mawqif ee ay isku hayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masalo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan