U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miishaar1

Magac Lab
Xaraf MSubg MI8 xar
La Mid Ahmiinshaar1Magac Lab
1

Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cidda hawsha noocana loo igmanayaa maaha af-miishaar, dilaal, qab-qable, iyo danayste, waana nidaam ka duwan qaabkii qofka logu qaadanayay magaca reerka.

”
“

Waraabaha, waxoo leeyahay, ilko miishaar ah ama goon aad u xoogan.

”
“

Waxaan qabaa in ay ku dhaqaaqeen, sidii af-miishaar waiba Xukuumadda isu jeclaysiin lahaa, laakiin xadhiga ragbaa loo sameeyay, Somaliland-na xadhig wax ka adag baanu ugu badheedhnay, dil baanu ugu beegsanay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miishaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan