U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mirir1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf MSubg MI5 xar
1

Dheeh guduudan oo uumibiyoodku biraha ku dul sameeyo.

2

Cida ay riyuhu sameeyaan marka ay dhashooda waayaan.

3

Daqiiqad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haramcad waxee ka orod badantahay, baabuurta sportiga cusub, kuwa uugu xooga badan, markii la fiiriyo 3 ama mirir.

”
“

Malqabadda kuwii dafi jiriyo macawis duugowday Markii jirri marqaan waalay iyo Murux la raacdeeyay Marinadii ay tuugadu xirtee looga kala maagay Sow dariiqyadii lama marmaro mirir bir loon oollin?

”
“

Waxaa caawa abaarihii 7:50 mirir kooxo hubeysan ay gurigiisa ugu galeen Guddoomiyihii degmada Yaaqshiid Allaha u naxariistee Xaaji Cali Fiidow oo dhawaan xilkaasi qabtay isagoo badalay Guddoomiyihii ka horeeyay oo isagana la dilay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mirir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD