U gudub nuxurka bogga
SABAAD

murux1

Magac Lab
Xaraf MSubg MU5 xar
1

Miraha qaarkood sida garaska iwm oo dubkii kore laga qaaday.

2

M. ah: qof qaawan.

3

M. ah: wax aan diir lahayn. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Malqabadda kuwii dafi jiriyo macawis duugowday Markii jirri marqaan waalay iyo Murux la raacdeeyay Marinadii ay tuugadu xirtee looga kala maagay Sow dariiqyadii lama marmaro mirir bir loon oollin?

”
“

Salaad Gabeyr Murux oo ka tirsan Mas'uuliyiinta Siinaay ayaa sheegay in lasoo qabqabtay maleeshiyaadkii halkaasi isbaarada soo dhigtay, isla markaan haatan ay xiran yihiin.

”
“

Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dagaalka uu sababay in la gubo laba tuulo oo dhanka waqooyi ka xiga Degmada Luuq qiyaastii 35-km, kuwaasoo lagu kala magacaabo Dul-murux iyo Warta-cad.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
murux - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD