U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jirri

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JI5 xar
La Mid AhjarriMagac Dheddig
1

Shimbir yar oo af guduudan oo xoolaha shilinta ka gurata.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. “Waxaad noo sheegtay inaad u yeeratay shirkado jirri ah.

”
“

Malqabadda kuwii dafi jiriyo macawis duugowday Markii jirri marqaan waalay iyo Murux la raacdeeyay Marinadii ay tuugadu xirtee looga kala maagay Sow dariiqyadii lama marmaro mirir bir loon oollin?

”
“

Mudanayaal waxaad ogolaateen in aad shirkad tuugo ah oo madaxwaynaheena uu hore inoo ku sheegey in ay jirri tahay aad faraha u gelisaan in ay xadaan khayraadkii shacabka gaar ahaan umada reer Puntland guud ahaana soomali oo idil.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jirri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD