U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mucayin

Magac Lab
Xaraf MSubg MU7 xar
1

.kh M. ah: wax la isla yaqaan ama la wada ogyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bandowga ayaa bilaabanaya fiidnimada caawa, wuxuuna socon doonaa ilaa waaberiga, iyadoo aan loo qaban waqti mucayin ah bandowga, balse la sheegay inuu socon doono inta laga sugayo amaanka degmada.

”
“

Madaafiicdaan ayaa waxa inta badan tuuraya ciidamada Ethiopia oo ka soo ridaya xeradii Gadiidka iyo xarunta ciidanka Asluubta iyaga oo beegsanaya goobo mucayin ah oo ay ku sugan yihiin koxaha dagaalamaya.

”
“

Siyaasigan, ayaa sidoo kale sheegay in doorashada ay ka horeyso inay marka hore madaxdu ka heshiiyaan khilaafaadyada aan dhamaadka lahayn ee kusoo laalaabtay ayna isku raacaan waqti mucayin ah oo doorasho ay dalka ka dhici doonto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mucayin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan