U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nafaqo1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, ml.
Xaraf NSubg NA6 xar
1

Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux.

2

Cunto; masaruuf.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Faa’iidoyinka ay u leeyihiin bulshada waxay leedahay nafaqo aad u saraysa mararka qaarkoodna xilliyada abaaraha waxay noqotaa isha keliya ee cunto laga dhigto.

”
“

Cunto sidoo kale loo yaqaano Raashin ( Af-Carabi غذاء Af-Taliyaani alimento Af-Ingiriis food ) waa shay kasta oo la quuto si looga helo nafaqo iyo awood jidhka nooluhu u baahan yahay si uu u sii noolado.

”
“

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Gargaarkan oo ahaa mid khaas ah oo loogu talogalay caruurta iyo hooyooyinka ay nafaqodarridu hayso, waxaana ka faa’iideystay 800 oo qoys oo ay ku jireen caruur iyo hooyooyin nafaqo-darro la ildaran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, ml.

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nafaqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan