U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naruuro

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NA7 xar
1

Waxtar ama faa'iido.

2

In yar oo wax la'aanta dhaanta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gacan wax xaday oo la gooyo ayaa ka dhib yar qaran dhan uu la waayo raq iyo raad, hadaba,hadii shareecada oo lagu dhaqamo nabad iyo naruuro lagu gaadhayo, meel mariya oo ku dhaqma.

”
“

Sidoo kale waxa naruuro u arkay go’aankas, bulshada kale ee Soomaalida ah ee ku dhaqan mandaqadda Geeska Afrika ee noloshoodu sida aadka ah ugu xidhnayd ganacsiga dhoofka xoolaha, sida Somaliland oo kale.

”
“

Goortaan is idhi waad ka hirqatay nimco iyo naruuro wixii meesha yaallay ayaan baal uga baxay dadwaynihii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naruuro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan