1
Walax dabiici ah, oo noole aan ahayn ama aan ka imaan, oo leh isku dhis kiimikaad, isla markaasna leh astaamo fisikeed iyo kiimikeed oo cad. Halkaa waxaa ah ilaa 2000 macdanood oo la maranayo, oo leh qaabab wiriqeed oo kala duwan, laakiin macaadinta bah wadaagta ah kala duwanaashahoodu waa yaryahay.
Tusaale Dheeraad ah3
“
"Somalia waa dal uu kheyraad ka buuxo, waxaana ku jira Gaas dabiicig ah, Shidaal, Macdan, Khayraad ayaa badda ka buuxa, sidoo kale xoolaha nool ayaa dhooban dhulka, wuxuuna dalku u baahan yahay in la maalgashado" ayuu yiri Madaxweyne Sh.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
macaadin, m.dh
Cilmiga
Kimisteri (kiim.)
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
