U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalaanqal1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA9 xar
1

Qas; qulqulad; wareer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa arin shaki la’aan qalaanqal keenaysa waa arin meel ka dhac ku ah shicibka reer Somaliland ee ku codeeyey dastuurkii 97%.

”
“

Waxaa is-waafaqay dareenkii shakhsiga ahaa ee shaqaalahaas iyo siyaasadda BBC da ee ku dhisan kala qaybinta iyo kala gaynta Shucuubta caalamka Islaamka si aysan uga bixin qas iyo qalaanqal.

”
“

Sidoo kale, marka aad eegto sidii ay dadku isu dhexqaadayeen ama is-dul-buuxiyeen, waxa xaaladooda lagu tilmaami karayey muuqaal dhinac fawdo ka ah, dhinaca kalena xaaladoodu waxay ahayd mid iskeed isaga nidaamsan oo aan rabshad iyo qalaanqal lahayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalaanqal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan