Tusaale Dheeraad ah3
“
Buug suugaaneed waa nuxur halabuur laga soo shiilo maskax bani aadam oo la gaadhsiiyo heer feker oo sarreeya iyo dareen nafsadeed oo xooggan dabadeed lagu liso weelka khayaaliga, ay weheliyaan hibo dabiici ah iyo aqoon barasho lagu kasbado.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
N · NU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
