U gudub nuxurka bogga
SABAAD

oomaar1

Magac Lab
Xaraf OSubg OO6 xar
1

Kul badan.

2

Ur ka dhasha cunto gubatay biyo la'aan awgeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shariif wuxuu ka fikirayaa inuu xilka Ra'iisul wasaare u magacaabo mid ka mid ah dhowr qof oo uu si gaargaar ah ula tashaday, waxaa ka mid ah: Wasiirka Hidaha iyo tacliinta sare Oomaar, Taliyaha Gen.

”
“

Oomaar ku taageeryo go'aankii Somaliland ku diidey ka qayb galkii kulankaas kaas oo dhibaato siyaasdeed u keentey maamulka Riyaale.

”
“

Fikraddaas oo uu Faarax Oomaar aad ugu bogay ayaa sal u noqotay halgankiisii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

O · OO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
oomaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan