U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raaci

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf RSubg RA5 xar
1

Wax socda wax kale ku darid.

2

Xoolo cid ilaalisa u yeelid.

3

Habaar ama duco cid ku larid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay xasuusatay asxaabtii sharka ee ay raaci jirtay.

”
“

Shariif” miyaysan kuu cadayn cida guushu raaci.

”
“

Dhanka Kale Kulankii maanta oo ay soo xaadireen In ka badan 160 Xildhibaano ayaa lagu kala dareeray, kaasoo si rasmi ah ay xildhibaanada isugu raaci waayeen qodobka la Xisaabtanka Xukuumada oo ay wali isku maandhaafsan yihiin xildhibaanada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raaci - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan