U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabso

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf QSubg QA5 xar
1

(f.g) Wax cid ka qaadasho.

2

(f.g) Naag kufsasho.

3

(f.g) Dad, dal iwm xoog ku hanasho.

4

(f.g) Dhibaato la kulmid.

5

(f.mg) Ku q.: wax cid wadato kula dhegid.

6

(f.mg) U q.: cid deyn iwm ku dacweyn.

7

(f.mg) La q.: hawl, degaan iwm dabeecaddooda barasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, arrintan maamul xumada ee D/hoose, waxay u sahashay dadka ku maman (ku qabso ku qadi mayside) inay fursad ka helaan dhul boobka.

”
“

Inuu ku dadaalo siduu gacan uga geeysan Inuu bixiyo cashuuraha iyo wixii Maadaama dalku sabool yahay, inay shaqado u badato iskaa wax u qabso.

”
“

Xuska Dhagaxtuurkii Hargeysa Iyo Burco Ka dib markii ay galeen shirar goos goos ah waxay go’aansadeen inay ka hirgaliyaan hawshaa nidaam iska wax u qabso ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan