U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qac

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA3 xar
1

.sh.r Erey tilmaama shanqar sida shanqarta wax jabay ama labo shay laysku dhuftay ay soo saaraana.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waadigaa judhiiba indhaha qac, ku siiyay adayse kuu taallaa waxaad ka yeeleyso.

”
β€œ

Baxduu is yidhina wuxuu isha qac ku siiyey inantiisi curad oo murugo wejigu madoobaaday.

”
β€œ

Dabadeed inta aan buuggii isku laabay, koob shaaha oo cadaysana qac ka siiyay; qolkana hoosta ka xidhay ayaan fikir iyo falan-qayn hor leh galay, waxaan is waydiiyay waa maxay waddaniyadu?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan