U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaro

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA4 xar
La Mid Ahqiro1Magac Dheddig
1

Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qare ama Qaro. waa miro lacuno oo aad uuga baxo dalka Soomaaliya ama wadamada kale oo kulul.

”
“

Sujuuda wejiga Nebi Muxamed waxay ahayd mid fidsan oo balaadhan, xiribyaha ka sareeya indhahana waxay ahaayeen kuwo qaro leh laakiin aan is-qabsanaynin oo farqi u dhexeeyo.

”
“

Qaybtani waa dareere aad u kulul oo leh qiyaastii qaro (thick) dhan 2,266 km (1,408 mi) taas oo kooban birta Aayron iyo Nikel.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan