U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhumuc

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHU6 xar
1

Inta wax dherer leh, siman ballarkiisa ama weynaantiisu le'egtahay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhankan waxaa ku nool dumar, dhumuc iyo dhalaal ba leh, oon dheehooda badalayn.

”
β€œ

Samayska sankiisu wuxuu ahaa mid dheer oo soo xoodan (si u dhow half goobada ukunta oo kale), sidoo kale gadhkiisu wuxuu ahaa mid dhumuc weyn leh oo is-heysta, dhabanadiisuna waxay ahaayeen kuwo sabiil ah oo qaab fiican u sameeysan.

”
β€œ

Afar ay dhumuc u leedahay: labada kub iyo labada cududdood.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH Β· DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhumuc - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan