U gudub nuxurka bogga
SABAAD

farqi1

Magac Lab
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Kala duwanaanta laba wax ama ka badan leeyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

WDN: Ma jiraa wax farqi ah oo u dhexeeya gabyaagii hore ee Soomaaliyeed iyo kuwa hadda?

”
“

Warqad Furan ee ku socota Salaad Ali Jeelle iyo Dhammaan Xubnaha Dowladda Ku Meel Gaarka Ah Salaad, walaal Farqi ayaa u Dhaxeeya Mas’uuliyad Qabiil iyo mid Qaran.

”
“

Waxaa kaloo uu abwaan Gaarriye xusay in farqi uu u dhexeeyo qaaciidada miisaanka maansada ee uu soo bandhigay isagu iyo midka Carraale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
farqi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan